Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Deegaanka Gugulethu iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo burcad hubeesan oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa wiil dhallinyaro Soomaaliyeed ah ku dilay goob ganacsi oo ku sugnaa, dilkan ayaana ka dhacay deegaanka Gugulethu oo katirsan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika. Sida aan wararka ku helnay muwaadinka Soomaaliyeed ee la dilay oo lagu magacaabayay Cabdalla Nuuradiin ayaa loogu galay dukaan … Continue reading Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Deegaanka Gugulethu iyo Faah faahino kasoo baxaya